Shiikh Max’uud Caraale oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Gudoomiyihii hore ee Maxkamada degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Sheekh Maxamuud Caraale ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray rasaas ay ku fureen dabley hubeysan oo weerar ku soo qaaday. Marxuumka ayaa ka mid ahaa culimada ku xeeldheer garsoorka ee laga yaqaanay degmada Wadajir oo uu ka … Continue reading Shiikh Max’uud Caraale oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya